Dad u badan Macalimiin iyo arday Soomaali ah oo lagu xixiray Nairobi

Ciidamada ammaanka Dowladda Kenya ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadda Islii ee magaalada Nairobi waxay ku xirxireen ilaa 43 qof oo Soomaali ah kuwaasoo hadda ku jira xabsiga magaalada Nairobi. Dadkan la xirxiray ayaa la sheegay inay u badan yihiin macallimiin iyo arday Soomaali ah kuwaasoo ciidamada boolisku aysan wall cadeynin dambiga loo soo qabtay. … Continue reading Dad u badan Macalimiin iyo arday Soomaali ah oo lagu xixiray Nairobi